Home » Entries posted by Admin
Entries posted by Admin
Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi .

Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi .

Hargeysa (UCID-Media Group) Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa hoggaaminaya weftiga Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali  Oo Arimo Xasaasi Ah Ka Hadley Caawa

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Oo Arimo Xasaasi Ah Ka Hadley Caawa Sheegayna In Berito Labada Xisbi Ee UCID Iyo Kulmiye U Ambabaxayaan Nairobi ”Waanu tegaynaa Nairobi balse idin ashkatayn mayno ee wixi cirro ku guray ayaan ka soo Gurayaa”

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Xasaasi Ah

Hargeysa (UCID-Media Group) ” Xildhibaan Dhakool Waa Danbiile Hala Mariyo Sharciga Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, uu galay danbi weyn waajibna ay tahay in la xukumo oo xasaanada laga qaado. Sidoo kale waxaa guddoomiye Faysal Cali Waraabe carabka ku dhuftay in ay khaldaneyd qaabka loo maray xadhiga xildhibaan Dhakool […]

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Khasaarihii Ay Gaysteen Roobabkii Dhawaaan Ka Day Dalka

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Khasaarihii Ay Gaysteen Roobabkii Dhawaaan Ka Day Dalka Si Adag U Dhaliilay Gololayaasha Sharci Dejinta Iyo Dawladaha Hoose Waxaanu Sheegay In Dawlada Hoose Ee Hargaysa Ay Ku Fashilantay Shaqadadii Ay Bushada U Hayeen Iyo Wixii Loo Soo Doortay Ummadduna Ay Ku Hungowday. Maanta Waxaynu Joognaa Dal Golayaashii Ummadu […]

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qateen Wakiilka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qateen Wakiilka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo Galabta kulan la qaatay Wakiilka Dalka Ingiriiska

Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo Galabta kulan la qaatay Wakiilka Dalka Ingiriiska u qaabilsan Wadamada Somaliland iyo Somalia Amb: Ben Fender oo uu wehelinayo madaxa Xafiiska UK ee Somaliland Mud: Stuwart Brown,kulankan oo aanu kaga wadahadalnay arimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsanaayeen Arimaha Doorashoonka iyo xidhiidhka Somaliland iyo Dalka Ingiriiska.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Xuseen Oo  Culimadda Dalka Ugu Baaqay In Ay Soo Kala Dhaxe Galaan Khilaafka Dhina Doorashooyinka Ee U Dhaxeeya Asxaabta

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Xuseen Oo Culimadda Dalka Ugu Baaqay In Ay Soo Kala Dhaxe Galaan Khilaafka Dhina Doorashooyinka Ee U Dhaxeeya Asxaabta Siyaasasdda Somaliland. Dalka Doorashooyin Uga Dhacaan Oo Golayaal Karti Lihi U Soo Baxaan………..

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadii Ay Baxadayna Samir Iyo Uu Ka Baxay Caaqil Cabdiraxmaan Xasan Xaaji.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiayaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Xuseen Hogaanka Sare Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, G Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Ucid waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Dhamaan Reer Xasan Xaaji Aadam, Iyaga oo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Caaqli Cabdiraxmaan Xasan Xaaji oo […]

Continue reading …

Hargeysa (UCID-Media Group)Maanta Somaliland Lug Baa Go’day Xaaji Cabdikariim Xuseen Wuxuu Ahaa Lug Ka Mida Labada Lugood Ee Somaliland Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Continue reading …
Alle Ha U Naxariisto Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf Wuxuu Ahaa Shaqsi Lagu Daydo

Hargeysa (UCID-Media Group)Alle Ha U Naxariisto Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf Wuxuu Ahaa Shaqsi Lagu Daydo. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Ayaa Ka Hadlay Kaalintii Iyo Kartidii Iyo Hal Doornimadii Alle Ha U Naxariistee Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf

Continue reading …
Page 1 of 58123Next ›Last »