Home Video Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco.

Guddoomiyaha ayaa isla caawaba kulamo kala duwan kula leh magaalada Burco Madax dhaqameeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa maalinta barri ah ka qeyb-gali-doona xafladda qalin-jebinta jaamacadda Alpha Faraceeda Burco.

Hoos Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here