Home Video Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub ku xidhan Xabsiga Degmada Baki Ee Awdal

20
0

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub  ku xidhan Xabsiga Degmada Baki Ee Awdal.

Boorama (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, iyo wafti uu hogaaminayo, ayaa maanta xabsi ku yaalla Degmada Baki ee gobolka Awdal, ku booqday Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub  iyo siyaasiyiin kale oo Muuse Biixi halkaasi ugu xidhnaa mudooyinkii u dambeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here