Home Video 13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”Guddoomiyaha Xisbiga...

13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

135
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

“Muddo kordhintii ay golaha Guurtidu sameeyeeyeen waa Fitno ee maaha sharci.,”

“Labada Sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa haka socoto..,”

“13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here