Home Video Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha,...

Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha, Haddii sharciga iyo kala dambayntu ay burburaan dilalku way dhacayaan Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

20
0

“Muuse Biixi, waa ninka maanta isagoo 7-qof dilay, 110-qof-na dhaawacay, haddana u hammuun-qaba dhiig..,”

“Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha, Haddii sharciga iyo kala dambayntu ay burburaan dilalku way dhacayaan..,”

“Ina Kaahin-kii lahaa dadbaa laga keenay Xamar, waxba xamar lagama keenin, hadduu Cirro doonayo in uu wax uu dilo waxaa jooga Mujaahidiintii reerkooda, laakiin arrintaasi waa xeelad la doonayo in annaga lanagu khaarajiyo..,”

“Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha, Haddii sharciga iyo kala dambayntu ay burburaan dilalku way dhacayaan..,”

“Waxaan ka baqayaa haddii maanta uu sakaraatul-mawt u yimaado (Madaxweynaha) halkuu ka ashahaadan lahaa in uu Xirsi, Xirsi, Xirsi naftu kaga baxdo ayaan ka baqayaa”

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here