Home Video Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Mudaharaadkii maanta dhacay.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Mudaharaadkii maanta dhacay.

28
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Mudaharaadkii maanta dhacay.

“Saaka waxaa si kadisa u dhacay Mudaharaad aan ku talo-gal ahayn, maalinta sabtida ayuu dhacayaa mudaharaadkii waynaa ee rasmiga ahaa..”

“Khadar laangadhaw Askarnimada waxaa ku raacda qabyaalad, inanta aad laadka la dhacdayna rag ayay la dhalatay reer-na way kugu noqon-doontaa..,”

“Maalinta sabtida waxaa aan isticmaali-doona Drones si loola socdo dhaq-dhaqaaqa Ciidanka”

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here