Home Video Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka War Bixiyey Halka Ay Wax U Marayaan...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka War Bixiyey Halka Ay Wax U Marayaan “Qaban-qaabadii Mudaharaadku waxay maraysaa gabo-gabo”

20
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka War Bixiyey Halka Ay Wax U Marayaan “Qaban-qaabadii Mudaharaadku waxay maraysaa gabo-gabo”

Hargeysa (UCID-Media Group)”Qaban-qaabadii Mudaharaadku waxay maraysaa gabo-gabo””Maanta Muuse wuxuu baabiinaya rukumadii Dimuqraadiyadda””Idina waan idin baabiinayaa anna waan jiraya wax la aqabalayo maahe, waynu wada baaba’aynaa, Shir Beeleed-na waa la isugu imanayaa..,””1994-kii Muuse Biixi isagoo 500 Askari haysta ayuu riday dagaalkii sokeeye, maantana waxay u eegtahay in isaga sabab looga soo dhigayo”.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here