Home Video Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga, ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay banaan-baxyadii xisbiyada mucaaradku shalay ka dhigeen Dalka.

19
0

Dadkan oo dhaawacyadooda kala duwan-yahay ayaa xaaladooda caafimaad lagula tacaalaya, cusbitaalka wayn ee Hargaysa iyo Cusbitaalka Amal Grand oo ku yaal Bariga Hargaysa.

Guddoomiyaha ayaa mid mid u booqday bukaannada, kadibna ilaahay uga baryay caafimaad sareeca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here