Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Markii Ugu Horeysay Oo Doorashadii Somaliland Ka Dhacday Ku Tilmaamay Doorasho Xalaala Oo Xalaal Ah Hambalyna U Diiray Madaxwaynaha Cusub

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Markii Ugu HoreysayOo Doorashadii Somaliland Ka Dhacday Ku Tilmaamay Doorasho Xalaala Oo Xalaal Ah Hambalyna U Diiray Madaxwaynaha Cusub Hargeysa(UCID-Media…
Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday,Rabshadihii Magaalooyinka Qaar Ka Dhacay Iyo Buugii Komishanka Ee Xisbiga WADDANI Soo Bandhigay

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday,Rabshadihii Magaalooyinka Qaar Ka Dhacay Iyo Buugii Komishanka Ee Xisbiga WADDANI Soo Bandhigay …
Daawo Doodii Musharixiita Madaxweynaha Somaliland Oo Markii Labaad Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Guul Kala Caraabay

Halkan Ka Daawo Doodii Musharixiita Madaxweynaha Somaliland Oo Markii Labaad Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Guul Kala Caraabay…
Daawo Qaabkii Baaxadda Waynaa Ee Maanta Taageerayaasha Xisbiga UCID Iskugu Soo Baxeen Beerta Xuriyada Magaalada Hargeysa

Daawo Qaabkii Baaxadda Waynaa Ee Maanta Taageerayaasha Xisbiga UCID Iskugu Soo Baxeen Beerta Xuriyada Magaalada Hargeysa Hargeysa(UCID-Media Group)Kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta…
Gudaha Ka Eeg :Xisbiga UCID Oo Maalintiisii 4aad Ololaha Doorashadda Goboladda Somaliland Ka Sameeyey Iyo Khudbadiihii Murashaxiinta UCID Ee Fagaaraha Beerta Xoriyadda Hargeysa Ay Bulshadda Kula Hadleen

Gudaha Ka Eeg :Xisbiga UCID Oo Maalintiisii 4aad Ololaha Doorashadda Goboladda Somaliland Ka Sameeyey Iyo Khudbadiihii Murashaxiinta UCID Ee Fagaaraha Beerta Xoriyadda Hargeysa Ay Bulshadda Kula Hadleen Hargeysa…
Akhriso/Daawo: Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Oo Waji Cusub U Bedelay Ololaha Doorashadda , Deeq Xoolo Nool Ahna U Qaybiyey Cusbitaalada, Barakacayaasha Iyo Maxaabiista Jeelasha Goboladda Dalka Ku Jira

Akhriso/Daawo: Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Oo Waji Cusub U Bedelay Ololaha Doorashadda , Deeq Xoolo Nool Ahna U Qaybiyey Cusbitaalada, Barakacayaasha Iyo Maxaabiista Jeelasha Goboladda Dalka Ku Jira…
Qado-Sharaf Lagu Soo Dhaweeyay Fanaanka Caanka Ah Ee C.Jibaar Al Khaliiji Oo Maanta Ka Dhacday Hargaysa Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-Galay .

Qado-Sharaf Lagu Soo Dhaweeyay Fanaanka Caanka Ah Ee C.Jibaar Al Khaliiji Oo Maanta Ka Dhacday Hargaysa Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-Galay . Murashaxa Madaxweyne…
Xisbiga UCID Oo Cududiiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Degmada Dila Iyo Gobolka Awdal Iyo Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kala Qeyb-galay .

Xisbiga UCID Oo Cududiiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Degmada Dila Iyo Gobolka Awdal Iyo Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kala Qeyb-galay . Bulshada ku…
Daawo Eng Faysal Cali Waraabe Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo Hanjabaad Culus Udiray Siyaasiyin Iyo Madax Dhaqameed Somaliland Kaso Jeeda +Kuna Goodiyay Qabsashada Garoowe +Baajiyyana Midkamid Ah Maalmihii Xisbigiisu Ulahaa Ololaha Dorashada .

Daawo Eng Faysal Cali Waraabe Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo Hanjabaad Culus Udiray Siyaasiyin Iyo Madax Dhaqameed Somaliland Kaso Jeeda +Kuna Goodiyay Qabsashada Garoowe +Baajiyyana Midkamid Ah…
Musharraxa Madaxweynaha UCID Oo Shaaciyey Inay Ololohoodii Jimcaha Ku Beddelayaan Sadaqo-bixin

Musharraxa Madaxweynaha UCID Oo Shaaciyey Inay Ololohoodii Jimcaha Ku Beddelayaan Sadaqo-bixin Mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ahna Murrashax Madaxweyne ee Xisbiga UCID , ayaa ku…
Daawo Sawirada:- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ayaa Maanta Si Rasmi Ah U Bilaabay Ololihii Doorashada+Wacdarihii Uu Ku Soo Bandhigay Beerta Xoriyada

Daawo Sawirada:- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ayaa Maanta Si Rasmi Ah U Bilaabay Ololihii Doorashada+Wacdarihii Uu Ku Soo Bandhigay Beerta Xoriyada Hargeisa(UCID-Media Group) Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID…
Hordhaca Sawiada : “Labada Murashax Ee Kale Taladoodu Waxay Saarteen Salaadiintoodii, Anna Waxaan Taladayda Saartay Ilaahay, Waxaa Ii Soo Hambalyeeyay Dad Ku Dhaw 200,000,(Laba-Boqol Oo Kun Oo Qof ,) Hambalyana Waxaan Uga Baahi-badanahay Cod-ka oo aad I Siisaan ..,” Khudbadii Murashax Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Magaalada Burco .

Hordhaca Sawiada : “Labada Murashax Ee Kale Taladoodu Waxay Saarteen Salaadiintoodii, Anna Waxaan Taladayda Saartay Ilaahay, Waxaa Ii Soo Hambalyeeyay Dad Ku Dhaw 200,000,(Laba-Boqol Oo Kun Oo Qof…
Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Ka Qeyb-Galay Heshiiskii Taarikhiga Ahaa Ee Somaliland Iyo Khaatumo Oo Uu Tacab-Badan Ku Bixiyay + Madaxweyne Siilaanyo Iyo Hogaamiye Prof Cali Khaliif Oo Shahaado Ku Abaal-mariyay Murashax Faysal .

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Ka Qeyb-Galay Heshiiskii Taarikhiga Ahaa Ee Somaliland Iyo Khaatumo Oo Uu Tacab-Badan Ku Bixiyay + Madaxweyne Siilaanyo Iyo Hogaamiye Prof Cali…
Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen Ayaa Soo Booqday Deegaanka Toon+Sawiro

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen Ayaa Soo Booqday Deegaanka Toon+Sawiro Hargeisa(UCID-Media Group) Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee UCID…
Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Ka Qeyb-Galay Xafladda Qalin-Jabinta Jaamacadda Alpha Ee Burco .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Ka Qeyb-Galay Xafladda Qalin-Jabinta Jaamacadda Alpha Ee Burco . …
Daawo:Xisbiga UCID Oo Caawa Barnaamijkiisa Siyaasiga Ah Ku Soo Bandhigay Xarunta Gobolka Awdal Ee Borama .

Daawo:Xisbiga UCID Oo Caawa Barnaamijkiisa Siyaasiga Ah Ku Soo Bandhigay Xarunta Gobolka Awdal Ee Borama . Borama(UCID -Media Group):-Waxaa caawa hotel Rays Ee Magaalada Borama lagu soo…
Daawo : “Waxaan Tacsiyadeenayaa Dadka Soomaaliyeed Ee Reer Somalia Ee Qaraxa-Wayn Ku Dhintay, Waxaan Leenahay Ilaahay Ha U Naxariisto, Dadkii Ay Ka Dhinteenna Ilaahay Samir Iyo Iimaan Ha Siiyo,

Daawo : “Waxaan Tacsiyadeenayaa Dadka Soomaaliyeed Ee Reer Somalia Ee Qaraxa-Wayn Ku Dhintay, Waxaan Leenahay Ilaahay Ha U Naxariisto, Dadkii Ay Ka Dhinteenna Ilaahay Samir Iyo Iimaan Ha…
Gudaha Ka Eeg :Xisbiga UCID Oo Caawa Barnaamijkiisa Siyaasiga Ah Ku Soo Bandhigay Xarunta Gobolka Awdal Ee Borama

Gudaha Ka Eeg :Xisbiga UCID Oo Caawa Barnaamijkiisa Siyaasiga Ah Ku Soo Bandhigay Xarunta Gobolka Awdal Ee Borama . Boorama (UCID -Media Group) Waxaa caawa hotel Rays Ee…
“ Anigu Hadaan Dalka Qabsan Lahaa, Waxaan Lacagta Somaliland Ku Sawiri Lahaa Balli-Gubadle, Waayo ..” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Xafladii Wan-Qalka Degmada Gumburaha Ee Gobolka Maroodijeex + Sawiro

“ Anigu Hadaan Dalka Qabsan Lahaa, Waxaan Lacagta Somaliland Ku Sawiri Lahaa Balli-Gubadle, Waayo ..”…
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Fuliyay Ballan-Qaadkii Uu Ka Sameeyay Xafladii Wan-Qalka Degmada Cusub Ee Balli-Mataan, Isla Markaana Lacag Dhan 5000 Dollar Ku Wareejiyay Guddida Horumarinta Degmada Balli-Mataan + Sawiro

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Caawa si rasmi…
“Qaranimadeeni Waxay Soomaliya Inagaga Tagtay Si Fudud Oo Aqoondarro ah,Ictiraaf keennu Wuxuu Ku Xidhan Yahay Inaynu Ku Midowno Lasoo Noqoshada Oo Aan Reerna Inagga Maqnaan

Halkan Ka Daawo Qudbad Aad U Qiiro Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Jeediyey…
Daawo Muuqaal : Xisbiga UCID Oo Xaflad U Qabtay Garabbada Haweenka Ee Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe Ee Xisbigaasi + Sawiro

Daawo Muuqaal : Xisbiga UCID Oo Xaflad U Qabtay Garabbada Haweenka Ee Degmooyinka Maxamed Mooge…
Daawo Muuqaal : “ Madaxweynahuna Waa Nelson Mandela-Heena Aynu Si Fiican U Sagootinno .., “ Khudbadi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Xafladii Ku Dhawaaqida Codsiga Saxeexa Taageeridda Aqoonsiga Somaliland .

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay…
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Ardaydii Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacadda Golis .

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Ardaydii Maanta Ka Qalin Jabisay…
Khudbad Dhameystiran : Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbadii Ugu Saameenta Badnayd Ka Jeediyay Xafladii Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolka Sool .

Khudbad Dhameestiran : Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbadii Ugu Saameenta Badnayd Ka Jeediyay Xafladii Daah-Furka…
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Markii Labaad U Hoyday Gudaha Magaalada Laascaanood

Gudoomiyaha XIsbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa habeenkii xalay ahaa u hoyday Gudaha Magaalada…
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shir Balaadhan Oo Loo Qabtay Madax Dhaqameedka Reer Sool.

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shir Balaadhan Oo…
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweemo Balaadhan Kala Kulamay Deegaannada Gobolka Sool + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka…
Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Diinwaangalinta Ka Bilaabmi Doonta Sool, Sidoo Kalena Ka Digay In Olole Loo Baddalo Ka Qeyb Qaadashada Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolkaasi.

Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamed Cali Muuse (Jiir)…
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Furayay Xarun Lagu Xanaanayn Doono Caruurta Naafada Ah Ama Qaba Xanuunka Dhimirka + Sawiro

Hay’adda Islaamiga ah ee Al Nour Charity Foundation oo inta badan ka shaqaysa arimaha sama-falka…
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Masuulkii Ugu Horeeyay Ee Deeq Lacageed Kaga Qeyb Qaata Wajiga Labaad Ee Dhismaha Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Ururka Haldoor Ka Hirgalinayo Hargaysa + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta soo kormeeray Dhismaha Dugsiga Farsamda Gacanta…
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lala Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanayaa .

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lala…
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Ninkii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Ee Noqda Prefesor + Sawiro

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay…
Daawo Muqaal : “ Xisbiga UCID Ahaan Waxaanu Ahayn Ragii Isku Soo Jiidayay Khaatumo Iyo Somaliland ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Wada Hadalada U Furmay Somaliland Iyo Khaatumo .

Daawo Muqaal : “ Xisbiga UCID Ahaan Waxaanu Ahayn Ragii Isku Soo Jiidayay Khaatumo…
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dugsi Ku Yaalla Xaafadda Daami Ugu Deeqay Kuraas iyo Miisas + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Deeq ka kooban kuraas iyo miisas…
Guddoomiyaha Ucid Oo Ku Baaqay In La Soo Saaro Sharci Lagu Tirtirayo Guddiyada Qabaa’ilka Iyo Shirarka Beelaha

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ku baaqay in la soo…
Daawo Muuqaal : “Qurba Joogga Waxaan Leeyahay Qaran Ayaa U Baahantihin, Qabiil Uma Baahnidin ..” Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Uu Ka Jeediyay Xafladii Qurbojooga .

Daawo Muuqaal : “Qurba Joogga Waxaan Leeyahay Qaran Ayaa U Baahantihin, Qabiil Uma Baahnidin ..”…
Daawo Muuqaal : “ Fikrad-Ba Jirta Dadka Qaar Aaminsanyihiin Oo La Leeyahay Gobolada Bariga, Sida Burco Bari, Saraar, Saaxil Bari, Sanaag Galbeed, Buuhoodle Galbeed, Dadka Deegaanka Dega, Fikradda Ah Xisbi Ayay U Xidhanyihiin Ama Ay Cod Siinayaan Kulmiye La Yidhaahdo Ama Ay Kooto Ugu Jiraan, Fikradaasi Waa Been, Anaa Ka Soo Jeeda Deegaanka Ugu Balaadhan Dadkii Oo Dhan Waa Diyaar ..” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Googooye .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yusuf Goo Gooye Iyo Qudbadiisii…