Home Video Mawqifka Xisbiga UCID Ee Talooyinkii ay soo jeediyeen guddidii ganacsatadu

Mawqifka Xisbiga UCID Ee Talooyinkii ay soo jeediyeen guddidii ganacsatadu

25
0

Mawqifka Xisbiga UCID Ee Talooyinkii ay soo jeediyeen guddidii ganacsatadu

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga mucaaradka ah ee Xisbiga Ucid ayaa aqbalay talooyinkii ay soo jeediyeen guddida Ganacsatada ee ku taliyay in laysa saaro labada Doorasho ee madaxtooyada iyo Ururrada.Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay tallaabadan u qaateen danta dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here