Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa habeenimadii xalay safar...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa habeenimadii xalay safar shaqo ku gaadhay magaalada London.

60
0

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa habeenimadii xalay safar shaqo ku gaadhay magaalada London. Guddoomiyaha ayaa waxaa Heathrow Airport si heer sare ah ugu soo dhoweeyey masuuliyiin Xisbiga Ucid ee laanta Uk iyo Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqancarriga Boqortooyada Ingiriiska.

Guddoomiyaha ayaa lagu wadaa inuu kulmo la qaadan doono Jaaliyada reer Somaliland ee UK iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid oo si xawli ah oo aan hore loo arag kor ugu kacay bilihii u danbeeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here