Home Video Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Ka Hadlay Dilalka Qorshaysan Ee Ka Dhaca...

Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Ka Hadlay Dilalka Qorshaysan Ee Ka Dhaca Magaalada Laascaanood.

22
0

Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Ka Hadlay Dilalka Qorshaysan Ee Ka Dhaca Magaalada Laascaanood.

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Ka Hadlay Dilalka Qorshaysan Ee Ka Dhaca Magaalada Laascaanood Ee Ku Soo Noqnoqda.

”Waxaan Cambaaraynaynaa dilalka foosha xun ee Kusoo noqnonaya Magaalada Laascaanood ee sida qorshaysan loo fulinayo”

Inaalillaahi wa inaa illayhi Raajicuun,Illaahay ha u naxariisto Maxamed Axmed Aflahar  Guddoomiyihii Xisbiga Ucid   Ee Gobolka Sool…

Nin qiimo leh ayaa ka baxay Qaranka Somaliland,Gobolka Sool iyo Xisbiga ucid  -ba

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid  .
Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here