Home Video Guddoomiye Eng Faysal Cali Waraabe oo jawaab ka bixiyay hadalkii Madaxweyne...

Guddoomiye Eng Faysal Cali Waraabe oo jawaab ka bixiyay hadalkii Madaxweyne Biixi

22
0

Guddoomiye  Eng Faysal Cali Waraabe oo jawaab ka bixiyay hadalkii Madaxweyne Biixi

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiye  Eng Faysal Cali Waraabe oo jawaab ka bixiyay hadalkii Madaxweyne Biixi

“Waxaan bogaadinayaa taageerayaasha Mucaaradka ee ogolaaday in uu nabad kaga dhoofo Hargaysa, iyadoo 15 qof naga xidhan-yihiin..,”

“In annaga la yidhaa ma gaydaan kursiga oo waxaad tihiin Second citizenship wax la qaadan-karo maaha”

“Aabahay oo 80-jir ah ayaad qixisay, anigoo maanta 80-kii ku sii dhaw-na de i qixin-maysid oo ka yeeli-mayno..,”

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here