Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha  faraceeda Burco.

45
0

Burco(Ucid-Media Group)

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha  faraceeda Burco.

Waxaana wehelinayay masuuliyiin isuga jira heer qaran iyo heer gobol oo ka tirsan Xisbiga Ucid  iyo Xildhibaan Saleebaan Food oo kamid ah xildhibaannada Golaha wakiilada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here