Home Video Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadalay taariidii madaxweyne...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadalay taariidii madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur).

18
0

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadalay taariidii madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur).

Hargeysa (UCID-Media Group)”Ina Kooroow waxaa lagaa rabaa in aad Taleex iyo Buuhoodle Calanka gayso markaas ayaad noo hanjabi kartaa oo aad odhan kartaa waa nala qadiyay”

“Maxamed Kaahi waa inuu cadeeyo caawa wuxuu isaga casilay dawladii Cabdiraxmaan Tuur”…..”Madaxweyne Rayaale Waa madaxweynihii ugu cimriga dheeraa ee somaliland Xukuma, 8 sano ayuu dalka Xukumayay.Mujaahid Siilaanyo oo SNM ahaa iyo aniga oo reer Hargeysa ahaaba wuu naga badiyay” “Maxamed Kaahi waa inuu cadeeyo caawa wuxuu isaga casilay dawladii Cabdiraxmaan Tuur”…..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here