Home Xulashada Wararka Xisbiga UCID

Xulashada Wararka Xisbiga UCID

Marka Somaliland Liicdaba Reer Awdal Baa U Soo gurmada ee maantana Habraha ha inagu...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa khudbad ka jeediyay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Borama. "Qabiil Mustaqbal Ma...

“Wasiiradii uu Muuse Biixi-gan aynu la yaabbanahay uu Albaabka ka xidhay ayaa ku leh...

"Wasiiradii uu Muuse Biixi-gan aynu la yaabbanahay uu Albaabka ka xidhay ayaa ku leh isbeddel ayaanu keenaynaa oo WADDANI Jooga.." Guddoomiyaha Ahna Murashaxa Xisbiga UCID...

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Xisbiga Ucid Mudane Mahamud Ramaax...

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Xisbiga Ucid Mudane Mahamud Ramaax Ramaax oo si adag u duray Muuse Biixii & Xisbiga...

Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta...

Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Bulshada reer Gabiley kula shaaheeyay Mid kamid ah maqaaxiyaha ay...

Daawo: Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa...

Daawo: Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta jeediyay Khudbad uu ku sharraxayo Barnaamijka Siyaasadeed ee xisbiga. https://youtu.be/7kkEBCTXFXg?si=w0IyB13yfqv7r8Lm

Guddida fulinta iyo Taageerayaasha xisbiga UCID Ee Laanta Sweden Oo Munaasabad Balaadhan Ku Maamusay...

0
Guddida fulinta iyo Taageerayaasha xisbiga UCID Ee Laanta Sweden Oo Munaasabad Balaadhan Ku Maamusay Musharaxiinta Xisbiga UCID Ee Doorashada Kaabiga inagu Soo Haysa. Stockholm(UCID-Media group)14/9/2024....

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlo qodobo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlo qodobo kala duwan Oo Xasaasi Ah "Waan soo dhawaynayna Shirka Burco, waxaana...

Reer Somaliland-ow Fartiina ha isku Burburinina, anigu Qaran Doon ayaan ahay Guddoomiyaha xisbiga UCID...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa daaha ka qaaday xogo cusub, sidoo kalena ka hadla qodobbo xasaasi ah. "Reer...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta...

0
  Burco(Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha  faraceeda Burco. Waxaana wehelinayay masuuliyiin isuga jira heer...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay Maqaaxida Oon-xoolaad. Waxaa Guddoomiyaha wehelinayay Xoghayaha guud ee UCID Maxamed Xuseen...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaalada Dalka

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaaladda Dalka. Hargeysa (UCID-Media Group) GuddoomiyahaXisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe...

Muuqaal:- Halkan ka Daawo Beelaha Gabdoon iyo Bilaal (BiL GOB) ee Cidagale oo muujiyay...

0
Muuqaal:- Halkan ka Daawo Beelaha Gabdoon iyo Bilaal (BiL GOB) ee Cidagale oo muujiyay cududooda taageero ee xisbiga UCID. https://youtu.be/YcSsKyxp1-w?si=ZM3PXtintBd_3h6I

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qoddobo Xasaasi Iyo Shirkii...

0
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qoddobo Xasaasi Iyo Shirkii Guddida Fulinta Ee Xisbiga Ucid Hargeysa (UCID-Media Group) "Markii Siilaanyo ku...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco. "Labadii Kulmiye (Kulmiyihii hore iyo Kulmiyaha dambe ) way is eryanaayaan...

Xaflad Sagootin Ah Oo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Dalka UK U Sameeyeen Guddoomiye...

Xaflad Sagootin Ah Oo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Dalka UK U Sameeyeen Guddoomiye Ku-Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid Oo Safar Ugu Baxay Dalkii… London (UCID-MediaGroup)...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo Madax dhaqameedka Degmada Ceel af-wayn. Kulamadan ayaa ahaa is xog-waraysi ku...

Xil Magacaabis

Xil- Magacaabis Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe isaga oo tix-raacaya qodobka 23aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID, isla markaana...

Akhriso Nuxurka :Qoddobada Ay Ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) • 

0
Akhriso :Nuxurka Qoddobada ay ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) Hargeysa (UCID-Media Group)Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...

13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng...

Hargeysa (UCID-Media Group)"Muddo kordhintii ay golaha Guurtidu sameeyeeyeen waa Fitno ee maaha sharci.," "Labada Sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa...

0
"Maanta galinkii dambe waxa aan xafiiskiisaa kula kulmay xildhibaan Gavin Williamson oo ah xildhibaan Ingiriis ah oo si firfircoon ugu ololeeya qadiyada Somaliland. Ka dib...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey...

0
Burco (Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Munaasibad Qalin jabinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco. https://youtu.be/k369acUlIHs

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad cajiiba ka jeediyay Burco.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad cajiiba ka jeediyay Burco. https://youtu.be/k0trdy9yYYY?si=-o7a9dcRNuy2wi9d

Gobolada dalka waxaa ka dhacayaa Mudaharaad salami ah.Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.

Gobolada dalka waxaa ka dhacayaa Mudaharaad salami ah.Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe. Hargeysa (UCID-Media Group)"Waxaa Gobollada dalka ka dhacaya Mudaharaad salami ah...."Kulmiye gawaadhida Dawladda...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa sheegay in midnimo Somaliland iyo...

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa sheegay in midnimo Somaliland iyo Soomaaliya dhexmartaa ay ku xidhan tahay, haddii...

GuddoomiyahaXisbigaUcid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Berbera Kag Qayb Galay Xafladda Furitaanka Mashruuca...

Berbera( UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Berbera Kag Qaybgalay Xafladda Firitaanka Mashruuca Korontada Tamarta Cadceeda Berbera Oo Dowladda Emaaraadka...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa socdaal dheer ku gaala bixiyay qaar kamid ah Deegaannada hoos...

Heshiis laga gaadhay Hirgalinta Nidaamka Hubinta Codbixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS BVVS

" Heshiis laga gaadhay Hirgalinta Nidaamka Hubinta Codbixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS BVVS " Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan ugu qabtay dhammaan daneeyayaasha...

Ucid Party defends their interior secretary on his speech against the Mayor of Berbera

Hargeysa (UCID-Media Group) Ucid Party defends their interior secretary on his speech against the Mayor of Berbera https://youtu.be/95qLVNyPsnI
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Recent Posts