Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa sheegay in midnimo...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa sheegay in midnimo Somaliland iyo Soomaaliya dhexmartaa ay ku xidhan tahay, haddii ay hormuud ka noqdaan midnimadaasi Jabuuti iyo Jigjiga. Waxa uu sheegay in taasi ay horseedeyso in la helo shantii Soomaaliyeed.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa sheegay in midnimo Somaliland iyo Soomaaliya dhexmartaa ay ku xidhan tahay, haddii ay hormuud ka noqdaan midnimadaasi Jabuuti iyo Jigjiga. Waxa uu sheegay in taasi ay horseedeyso in la helo shantii Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here