Home Wararka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaalada Dalka

22
0

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaaladda Dalka.

Hargeysa (UCID-Media Group) GuddoomiyahaXisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa ugu baaqay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, in uu Jabuuti ku soo daro Soomaaliya haddii uu doonayo midnimo Soomaaliyeed.

Eng Faysal, ayaa sidoo kale ugu baaqay Raysal waraaraha Ethiopia in uu soo celiyo deegaanka Soomaalida haddii uu doonayo midnimada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here