Home Wararka Xoghaya Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Salebaan Ramaax Oo Ka...

Xoghaya Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Salebaan Ramaax Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi Ah

12
0

Laascaanood ( UCID-Media Group) Xoghaya Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Salebaan Ramaax oo ka Hadlay Arimo Xasaasi Ah

Reer Laascaanoodow Sidii Aydun U Odhan Lahaydayn Laascaanood Baa Hargeysa Caasimada Kaga Haboon Ayaa Laydiinka Fadhiyaa

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Saaka Ka Hadlay Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha Qaybo Ka Mid Ah Gobolada Sool Iyo Sanaag, Ayaa Reer Sool Ugu Baaqay In Ay Is Diinwaan-galiyaan Isaga Oo Hoga Tusaalaynaya Muhiimada Ay Leedahay Waxa Uu Yidh

“Reer Soolow Hadaan Nahay Reer Galbeedka Dadka Noo Codeeya Jigjiga Iyo Gaashaamo Ilaa Wardheer Baanu Ka Keena Idinkuna Dee Garoowe Baa Intaa Idin Jirtee”………………………………..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here