Home Wararka Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaya...

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaya ka Jeediyey Xarunta Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo

16
0

Ceerigaabo (UCID-Media Group) Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaya ka Jeediyey Xarunta Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha Qaybo Ka Mid Ah Gobolada Sool Iyo Sanaag.

“Reer Sanaagow, Laba Arrimood Ayaad Idinku Bushaareenayaa, Waa Midda Kowaade, Somaliland Xuduudaheeda Lama Baddali-karo, Waa Ta Labaade Somaliland Dib Ugu Noqon-mayso Somalia..,” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here