Home Wararka Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Ay...

Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Ay Maanta La Yeesheen Kominshanka Doorashooyinka Iyo Xisbiga UCID Oo Ku Shaaca Ka Qaaday In Ay Qabanayaan Codsiga Musharaxiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka…

11
0

Hargeysa (UCID-Media Group )Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Ay Maanta La Yeesheen Kominshanka Doorashooyinka Iyo Xisbiga UCID Oo Ku Shaaca Ka Qaaday In Ay Qabanayaan Codsiga Musharaxiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka…

“Doorashadii way dacaysaa, UCID ahaan dhawaan ayaanu bilaabayna qabashada Codsiga murashxiinta, hala diyaar garoobo” Guddoomiye Faysal Cali Xuseen.

“Sidaa Faysal sheegay baanu anana kala midaysanahay, waana in dadku is diiwaan galiyaan” Wasiir Mohamed Kaahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here