Home Wararka Shirka Qaran Ee Xisbiga UCID Qoddobada Lagaga Hadli Doodi Doono Halkan Ka...

Shirka Qaran Ee Xisbiga UCID Qoddobada Lagaga Hadli Doodi Doono Halkan Ka Daawo”

12
0

Muddadii ay jirtay Somaliland ilaa habeekaa caawa ah wuxuu raadinayey Somaliland qurux badan oo la wada leeyey oo aan cidina marti ku ahayn
“Galdaloolooyinka Iyo xagal daaca Siyaasadeed iyofashilka haddii aan uga faa’iidaysto dano Siyaasadeed Somaliland gacanta ayey ka baxaysaa taasina dani uguma jirto aniga iyo shacabka Somaliland midna waxaanse ka doorbiday in aan saxo wixii aan saxi Karo”….

Dhawaan 26—28 June waxaanu qaban doonaa shir Qaran oo aanu ku eegayno intii Somaliland jirtay Iyo Ilaa Lixdankii maxaa qaldamay maxaa inoo hagaagay maxaynu gees marray Iyo jihadee baynu u soconaa. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen
muuqaalkan waxaad ka fahmi kartaa Qoddobada aanu ku soo qaadan doono. Muuqaal kani waa lix Sano Ka hor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here