Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Caawa Kulan Qaatay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Caawa Kulan Qaatay Qoorweynta Beesha Garxajis Si Loo Dardar Geliyo Shirka Turxaan Bixinta Beelaha Habarjeclo Iyo Garxajis.

13
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Oo Caawa Kulan Qaatay Qoorweynta Beesha Garxajis Si Loo Dardar Geliyo Shirka Turxaan Bixinta Beelaha Habarjeclo Iyo Garxajis.

Shirkan oo caawa ka qabsoomay Ambassador hotel ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa goob joog ka ahaa dhamaan haldoorka iyo inta la majeerto ee beesha Garxajis

Sida Ganscsato, Salaadiin, Ugaasyo, Caaqillo, Aqoonyahan, Siyaasiyiin iyo Waxgarad farabadan shirka ayaa bogaadin iyo taageero mug leh u muujinayey shirweynaha beelaha Garxajis Iyo Habarjeclo oo si rasmi ah uga furmaya magaalada Burco dhawaan.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gabagabadii shirka sheegay in uu beelaha kale ee Somaliland la qaadan doono shirar kale oo noocan oo kale aha oo layskugu soo dhawaynayo gabi ahaan Beelaha Somaliland.

Hadafka iyo ujeeddada shirkani waa walaalnimo, nabad kuwada noolaansho, midnimo, caddaalad iyo horumar sidii loo gaadhi lahaa…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here