Home Wararka Xisbiga UCID wuxuu tacsi tiiraanyo leh u direy Ehelkii,Qaraabadii iyo Qoysaskii uu...

Xisbiga UCID wuxuu tacsi tiiraanyo leh u direy Ehelkii,Qaraabadii iyo Qoysaskii uu Marxuum Abwaan Mustafe Faarax Garane Ka Baxay

18
0

ucid emplem

UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh

Hogaanka sare ee xisbiga UCID Iyo Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland iyo Bahda Abwaaniinta JSL, iyaga oo  uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM  ABWAAN:MUSTAFE FAARAX GARANE  Marxuumkaas  Oo maanta Galinkii Danbe lagu aasay Magaalada Hargeysa.

(Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqana ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII  uu marxuumku ka baxayba

Aamiin                         Aamiin                         Aamiin

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID

Md: Yusuf Keyse Abdillahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here