Home Wararka Dhagayso “ Waan Ognahay In Aanay Waxba Ka Soo Baxayn Wada Hadallada...

Dhagayso “ Waan Ognahay In Aanay Waxba Ka Soo Baxayn Wada Hadallada Somaliland Iyo Somalia Ee Caalamka Ayaanu Tusaynaa In Aanu Wada Hadallada Ogolnahay ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

15
0

faysal

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Feysal Cali Waraabe oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Shirka Madasha wada-tashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho,waxaana uu sheegay in Shirkaasi aanu  waxba ka soo baxay oo uu yahay Shimbirayahow heesa sida uu hadalka u dhigay

 

Gudoomiye Feysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale sheegay in Arrimaha Soomaaliya ay ka degi la’dahay Beesha Caalamka iyo sidoo kale Beel ka mid ah Beelaha Soomaaliya oo aanay  ka go’neyn in Soomaaliya ay midowdo.

 

“Soomaaliya waxaa ay ka degi la’dahay Beesha caalamka oo mar walba Khas iyo Fowdo ka wada Soomalaiya dhexdeeda,Soomaaliland waxa ka socda Muqdisho ma quseeyaan oo wey ka madax banaantahay”ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

 

 

Halkan Hoose  Ka Dhagayso Codka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe .

 

 

 

Gujji Halkan Si Aad U Dhagayso Codka Gudoomiyaha

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here