Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Dib...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Dib U Xoraynta Ethopia Oo Hargaysa Lagu Xusay + Sawiro

15
0

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Xuska Maalinta Dib u Xorraynta Ethopia oo Hargaysa laga xusay .

Waxaana xafladdaasi ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland .

Xuskan ayaa loo yaqaan GIMBOT, iyadoo xuskan maalitanna xaflad loogu qabtay Magaalada Hargaysa Ee Caasimadda Somaliland .

 

xus2 xus3 xus4 xus5 xus7 xus8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here