Home Wararka Xisbiga UCID Waxa uu Manta la Wadaaagayaa shacabka Reer Somaliland ...

Xisbiga UCID Waxa uu Manta la Wadaaagayaa shacabka Reer Somaliland Iyo Eheladii Ay Ka Baxeenba Tiiraanyada Iyo Murugadaa Aadka U Qadhaadh Ee ka Dhacday Bada U Dhaxaysa MASAR Iyo TALYAANIGA

12
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

                  

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/58/2016                                                                                                                             Date: 18/04/2016

UJEEDDO/                Tacsi Tiiraanyo leh

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Hargeysa(UCID-MediaGroup)  Hogaanka sare ee xisbiga UCID,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   dhaman shacbiga reer Somaliland iyo Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka baxeen dhalinyaradii ku dhimatay masiibadii ka dhacday badwaynta Dalka Masar

Xisbiga UCID waxa  uu manta la wadaaagayaa shacabka reer Somaliland  iyo Eheladii ay ka baxeenba Dhibaatada iyo Murugadaa aadka u tiirayada leh Ee ka Dhacday dalka MASAR

Xisbigu Wuxuu Ugu Baaqayaa Madaxwaynaha, Golayaasha Qaranka, Asxaabta Qaranka,  Culimada, Aqoonyahanka iyo  Waxgaradka Reer Somaliland in talo qaran laga yeesho sidii xal looga gaadhi lahaa masiibada tahriibta ee aynu ku waynay labeentii qaranku lahaa.

Sidoo kale  Xisbiga UCID Waxaa uu ugu baaqayaa Xukuumada iyo Ciidamada Amniga in si deg deg ah gacanta ugu soo dhigtaan dadka ka ganacsada tahriibka dhalinyarada

(Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo intii ku dhimatay masiibadaa    dhamaan ummada  reer Somaliland na Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII, EHLIYADII   IYO QARAABADII  Ay ka baxeen

Aamiin                         Aamiin                         Aamiin

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID

Md: Yusuf Keyse Allahi

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
اللهــــم .. يا حنَّان ، يا منَّان ، يا واسع الغفران ، اغفر له و ارحمه ، و عافه و اعف عنه ، و أكرم نزله ، و وسع مدخله ، و اغسله بالماء و الثلج و البرد ، و نقِّه من الذنوب و الخطايا كما ينقَّى الثوب الأبيض من الدنس

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here