Home Wararka Xil Ka Joojin Madaxa Abaabulka UK Ee Xisbiga UCID Abdiqadir Ali Qawdhan

Xil Ka Joojin Madaxa Abaabulka UK Ee Xisbiga UCID Abdiqadir Ali Qawdhan

14
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

 

 

Ref/UCID/69/2016 Date: 20/04/2016

UJEEDDO/ XIL KA JOOJIN

 

 

Ku : Gud Qaarada Europe Mudane Mukhtar Mohamed Yusuf Geeraare

Og :Xoghayeha guud ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka Mudane Yusuf Googooye

Og : Xoghayeha Arimaha dibada mudane mudane Mohamed Aar

Og : Xoghayeha Abaabulka iyo Wacyigelinta mudane abdilahikayser Sheikh Xasan .

Og : Xoghayeha Siyaasada mudane Abokor

Og : Xoghayeha Ganacsiga iyo maalgashiga Mudane Rashiid Macalin .

Og : Dhamaan Madaxda laamaha UK Og : Madaxda kala duwan ee ku sugan dalka UK .

UJEEDDO : XIL KA JOOJIN :

Mudane Abdiqadir Ali Qawdhan . Mudane sidaad ogtayba waxa maalmahan ka socda cariga ingiriska xaflad loogu talo galay taageerada musharaxa taasoy qabanqaabinayaan xubno aan ka tirsanayn xisbiga iyo xubno ku xad gudbay hanaankii xisbigu uu lahaa iyagoo qoraalkoodana ku qoray si ay ku aflagaadeynayaan gudoomiyaha xisbiga mudane Eng Faisal Ali Hussein .

Hadaba waxaan go’aan ku gaadhay inaan ka joojiyo xilkii uu u hayay xisbiga Mudane Abdiqadir Ali Qawdhan oo ahaa madaxa abaabulka UK Maanta oo ay taariikh du tahay 20 /04/2016 .

waxa kale oo aan warbaahinta ku wargelinayaa inaanay ka qorin xil uu ka hayo xisbiga waxa kale o isna aan farayaa warbaahinta kala duwan inaanay Iyana waxba ka qorin xil uu ka hayo xisbiga Mudane Abdiqadir Cukaasha oo hore xil ka xayuubin lagu sameeyay lkn iyago shicib ah waa la baahin karaa warkooda wax xisbiga ku saasabna ma matali karaan afka xisbigana kuma hadli karaan .

Xaflad lama diidana lagu taageerayo musharaxa xisbiga lkn waxa la diidanyay inaanay ku bixin magaca xisbiga iyagoon aanay wadin xubno ka tirsan xisbiga una adeegsanaya xisbiga cay iyo aflagaado ay kula beegsanayaan gudoomiyaha Xisbiga taasina ay ka hor imanayso sharciga iyo dastuurka xisbiga u yaal .

Waxaan farayaa dhamaan warbaahinta inaanay labadaa xubnood iyo cid kastoo xisbiga aan ka tirsanayn ka qorin kana baahin warbaahinta xil ay sheeganayaan oo hore looga caydhiyay qaar ka midana laga joojiyay inta xilka laga xayuubinaayo . Xisbiga waxa daashaday nidaam xumo in badan soo jiitamaysay laakiin imika waxii ka danbeeya ma jirayso cid iska sheegata xil aanay hayn oo warbaahinta loo adeegsado .

Allah Mahadleh Gudoomiyeha UK Mudane : Maxamed Jamac Ismail (Shine Koodbuur )

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here