Home Wararka Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolka Maroodi Jeex

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolka Maroodi Jeex

15
0

Hargeisa (UCID Media Group): Xisbiga UCID isaga oo ka duulaya u diyaar garawga dhamaystirka qaab-dhismeedka guud ee xisbiga,isla markaana bilaabay dib u habaynta iyo dardar gelinta xisbiga, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2016 u magacaabay Gobolka Maroodi Jeex (Hargeysa) Saddex masuul oo cusub . Warsaxaafadeedkan oo ka soo baxay xarunta xisbiga UCID ee Magaalada Hargeysa oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka  Xisbiga UCID Mudane Cabdiqani Salaf Kaptanka oo nuqul ka midi soo gaadhay UCID-Media Group waxa uu u dhignaa sidatan:-Xil-magacaabis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here