Home Wararka Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub Oo Uu Ku Jiro Xoghayihii Guud Iyo...

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub Oo Uu Ku Jiro Xoghayihii Guud Iyo Xilal Kale Magacaabay:-

17
0

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub Oo Uu Ku Jiro Xoghayihii Guud Iyo Xilal Kale Magacaabay:-

Hargeysa(UCID-Media Group) Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga UCID oo uu ku saxeexanyey guddoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe magacaabay  saddex xil oo cusub oo muddo badan banaanaa.

  • Xoghayaha guud ee xisbiga UCID waxa lo magacaabay Mudane  Yuusuf Ibraahin Googooye.
  • Xogahayah arimaha diinta iyo awqaafta waxa loo magacaabay Mudane Cabdiraxiin Sheekh Daa’uud
  • Xoghayaha abaabulka garabka dhalinyarada gobolada bariga waxa loo magacaabay Mudane Axmed Maxamed Yusufmbgcb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here