Home Wararka Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Maanta Si Weyn Loogu...

Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley

18
0

Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley

 

Hargeysa(UCID-Media Group) Musharaxa jagada madaxwayne ee xisbiga UCID  Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley oo ay maanta si rasmi ah uga bilaabantaydiiwaangalinta codbixiyayaasha.

Waxaana socdaalkan uu Jamaal Cali Xuseen ku tagay magaalada gabiley uu daaran yahay sidii uu dadwaynaha gobolka gabiley ugu baraarujin lahaa kuna dhiiri galin lahaa inay ka qayb qaataan diiwaanggalinta codbixiyayaasha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo DhamaysTiran

Screenshot_2016-03-12-17-12-17-1

Screenshot_2016-03-12-17-16-20-1Screenshot_2016-03-12-17-15-14-1Screenshot_2016-03-12-17-11-43-1Screenshot_2016-03-12-17-12-00-1Screenshot_2016-03-12-17-11-52-1-1Screenshot_2016-03-12-17-11-37-1Screenshot_2016-03-12-17-11-52-1-1Screenshot_2016-03-12-17-16-20-2Screenshot_2016-03-12-17-16-14-1Screenshot_2016-03-12-17-15-52-1

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here