Home Wararka XISBIGA UCID OO SOO JEEDIYEY IN GUDDOOMIYE CIRRO XILKA LAGA XAYUUBIYO MAXKAMADNA...

XISBIGA UCID OO SOO JEEDIYEY IN GUDDOOMIYE CIRRO XILKA LAGA XAYUUBIYO MAXKAMADNA LASOO TAAGO(DAAWO).

18
0

XISBIGA UCID OO SOO JEEDIYEY IN GUDDOOMIYE CIRRO XILKA LAGA XAYUUBIYO MAXKAMADNA LASOO TAAGO(DAAWO).
Screenshot_2016-03-21-09-49-52-1

Hargeysa(UCID-Media Group) Xisbiga UCID ayaa soo jeediyey maanta in xilka laga qaado guddoomiye, Isla mar ahaantaana maxkamad lasoo taago. Sidaana waxaa lagu sheegay shir jaraa’id oo uu maanta xarunta dhexe ee xisbiga UCID uu ku qabtay xoghayaha xidhiidhka gobolada ee xibiga UCID Mudane Cabdiqani Salaf Kabtanka

WARKAS OOFAH FAAHSAN KA DAAWO HALKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here