Home Wararka “Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkooda Ka Taaggan...

“Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkooda Ka Taaggan Yahay, Waanna Jabuuti Iyo Itoobiya”Faysal Cali Waraabe”

19
0

“Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkooda Ka Taaggan Yahay, Waanna Jabuuti Iyo Itoobiya”Faysal Cali Waraabe”

Screenshot_2016-03-21-08-44-28-1-1

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Calankii Somaliland oo wadamo badan ka taagnan Jiray wakhtigii Xukumadihii hore dalka Xukumayeen in Dawlada Siilaanyo mudadii ay xilka haysay ku soo ururisay  Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti.

Waxaanu Tilmaamay in taasi ina tusayso in dib u dhac uu dalku galay mudadii uu xilka hayey Madaxweyne Siilaanyo.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe sidaasi waxa uu ka sheegay mar uu hadal ka jeedinayey Xaflad lagu furayey Xafiis Cusub oo dawlada Jabuuti ku yeelan doonto Hargeysa.“ Maanta Callanka Somaliland Labbo Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkoodda Ka Taaggan Yahay,Waanna Jabuuti Iyo Ethopia” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

Halkan Ka Daawo Warkan Oo Dhamays Tiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here