Home Wararka Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Colaada Mar Kale Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool...

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Colaada Mar Kale Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool Iyo Xanuun Dhimasho Sababay Oo Ka Dilaacay Buuhoodle Fariina U Direy Labada Beelood Ee Dirritu Dhex Marayso

11
0

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Colaada Mar Kale Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool Iyo Xanuun Dhimasho Sababay Oo Ka Dilaacay Buuhoodle Fariina U Direy Labada Beelood Ee Dirritu Dhex Marayso
Screenshot_20170411-234517
Hargeysa(UUCID-Media Group)Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UCID ayaa ka hadlay colaada mar kale dib uga soo cusboonaatay deegaanada Koonfurta gobolka Sool iyo waliba shuban biyood ka dilaaacay deegaanada Buuhoodle,waxaana uu fariin u direy beelaha walaalaha ee dirirtu dhex marayso.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here