Home Wararka Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Amb Cawil oo maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay...

Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Amb Cawil oo maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Madaxwetnihii hore ee Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Iyo Madax Kale .

9
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Amb Cawil Ayaa Maanta Hadhimo Sharafeed ku maamuusay Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Iyo Madax kale .

Kulankan ayaa ahaa mid ay madaxdani isku waydaarsaden xogo kala duwan, Iyadoo kaftan Siyaasadeed aad u xiiso badnaana uu halkaasi ka dhacay .

ugu Danbeen Kulankan ay isku haleeleen qaar ka mid ah Haldoorka Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ku idlaaday Jawwi Degen .IMG-20170411-WA0017IMG-20170411-WA0018 IMG-20170411-WA0020 IMG-20170411-WA0019 IMG-20170411-WA0017

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here