Home Wararka Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisibiga UCID Oo Ku Foole Xarunta...

Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisibiga UCID Oo Ku Foole Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Iyo Ujeeddada Socdaalka Weftiga.

22
1

Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisibiga UCID Oo Ku Foole Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Iyo Ujeeddada Socdaalka Weftiga.IMG-20160524-WA0001

Burco (UCID-Media Group) Ilaa maalintii Shaley ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer waxaa laga dareemayey qaban qaabada xaflad lagu soo dhaweynayo taageerayaal cusub oo cuddud iyo miisaanba ku leh gobbolada Sool, Sanaag, Saraar, Togdheer Iyo Buuhoodle oo ku soo biiraya xisbiga mucaaradka ah ee UCID.

– Isku Soo Wada Duuboo Magaalada Burco waxaa hadda ka socda qaban qaabad soo dhawaynta wafti culus oo uu horkacayo guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe  oo maanta gelinka dambe ku soo fool leh  magaalada Burco.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here