Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Eheladii, Qarabaadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun Axmed Cali Maxamed Oo Magaalada Burco Ku Geeriooday

17
0


bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

                  

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/66/2016                                                                                                                             Date: 23/05/2016

UJEEDDO/                Tacsi Tiiraanyo leh

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
{Xisbiga UCID wuxuu tiiraanyada la wadaagayaa dhamaan reer Ahmed Ali. Gaar ahaan Cabdiraxmaan Axmed Cali}


 

Hargeysa(UCID-MediaGroup) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Caddalada iyo Daryeelka UCID, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guddida Fulinta Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID , waxa uu tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii,  golayaasha Qaranka, waxgaradka, waayeelka, madax dhaqameedka, siyaasiyiinta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Axmed Cali Maxamed oo maanta (23/05/2016) ku geeriyooday magaalada Burco. Marxuumku wuxu Aabo u ahaa xoghayaha arimaha bulshada isla markaana ah guddoomiyaha gudidda anshaxa ee xisbiga ucid.

Guddoomiye Faysal waxa uu Marxuumka ku sifeeyey nin muummin ah oo wadani ah, kana soo qaybqaatay dib u dhiskii dalka iyo nabad kuwada noolaashaha beelaha Somaliland wada dega, isagoo xilal kala duwanna ka soo qabtay xukuumadihii hore .Horena u soo noqday Wasiirka Gaashaan-dhiga JSL

Guddoomiye Faysal Cali waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii,  golayaasha qaranka, waxgaradka, waayeelka, madax dhaqameedka, siyaasiyiinta, aqoon yahanka iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
اللهــــم .. يا حنَّان ، يا منَّان ، يا واسع الغفران ، اغفر له و ارحمه ، و عافه و اعف عنه ، و أكرم نزله ، و وسع مدخله ، و اغسله بالماء و الثلج و البرد ، و نقِّه من الذنوب و الخطايا كما ينقَّى الثوب الأبيض من الدنس

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here