Home Wararka Halkan Ka Daawo Dood Loo Qabtay Xisbiyada Somaliland UCID,Kulmiye Iyo Wadani Oo...

Halkan Ka Daawo Dood Loo Qabtay Xisbiyada Somaliland UCID,Kulmiye Iyo Wadani Oo Isagu Dooddaa Ka Muquurtay.

16
0

Halkan Ka Daawo Dood Loo Qabtay Xisbiyada Somaliland UCID,Kulmiye Iyo Wadani Oo Isagu Dooddaa Ka Muquurtay.
20160525_130053
Hargeysa (UCID-Media Group) Doodadan Ayaa Waxay Ku saabsanayd heshìiska Maalgashi ee Dekedda Berbera
dekedda Berbera oo dhowaan dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta ay ku kala saxeexdeen dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Doodan ayaa waxaa ka qayb galay Xoghayaha Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Iyo Guddoomiyaha Xisiga Kulmiye ee Uk Xariir Xirsi Adar.
Daawaha Wanaagsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here