Home Wararka Waddani Oo Sheegay In Faysal Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Cirro Iyo...

Waddani Oo Sheegay In Faysal Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Cirro Iyo Faysal Oo Ka Jawaabay

18
0

Waddani Oo Sheegay In Faysal Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Cirro Iyo Faysal Oo Ka Jawaabay
Screenshot_2016-03-09-17-08-25-1
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo baxay oo ay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani u tafsiileen inuu ugu hanjabay Dil Toogasha ah Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Waddani Cabdi raxmaan Cirro waxanu sheegay inaanu ujeedin sida ay u dhigeen xisbiga Waddani.

“Shalay Waanu Fadhisanay Meesha Dacwad baanu Geeynay Sadexdda Xisba way fadhiyeen po Komishankaa fadhiyey waxan idhi Cirro iyo dadkan daba yaacaya Hadaan xeer na kala ilaaliyaa oo diwan galinta kusabsan imaan waa la is dili doona waana la toogan doona.

Haddii aanu sharci jirin waa la is dilayaa halkaasi markay dhacday baa la i yidhi guddoomiye intaa ka reeb waxan idhi intiina kale waan ka reebe “wadanoow waan idin sheegayaa haddii aydan joojin basar xumada oo aan xeer laga soo sarin,”

Laakiin ta uu wasiirka xilka haya waji tu waji lix marag loo hayo oo uu ku yidhi waan ku tooganaya.
Waa la Toogan Doonaa waana La Toogan Doonaa Lix Markhaatibaa loo Hayaa inuu wasiir Xil Haya ku yidhi waan ku Toogan”” Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro

Ana waxaan idhi haddii anau sharci iman taa miyaa la iloobay ” sidaa waxa yidhi gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.

Hoos Ka Daawo Warkan Oo Dhamays Tiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here