Home Wararka Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro

Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro

18
0

Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro

Hargeysa(UCID-Media Group )Xaflad lagu daah furayo diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka Saaxil ayaa mardhawayd ka furantay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil.

Xafladan daahfurka ah ayaa ahayd mid lagu kala dirayay shaqaalaha ka hawl galaya goobaha diiwaangalinta ka furmayso.

Waxaana furintaanka xafladan ka qayb galay masuuliyiinta xisbiyada, UCID,Kulmiye iyo Waddani Guddida doorashooyinka qaranka iyo waliba masuuliyiinta gobolka Saaxil.

Waxana siday wararku nagu soo gaadhayaan shaqaalihi ka hawl galayay diiwaangalinta loo kala diray goobihii ay ku kala qornaayeen.

Waxaana gudidu komishanku ay shaaciyeen inay maalinta sabtida ah haddii Eebe idmo si rasmi ah diiwangalintu uga furmayso gobolada Saaxil, Hawd, iyo Gabiley.received_953202171436355received_953205514769354received_953235334766372received_953205488102690received_953205551436017received_953205698102669FB_IMG_1457595262301FB_IMG_1457596045572FB_IMG_1457596070328

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here