Home Wararka Daawo sawirada:-Ururka  DAMAL OO Casuumaad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Gudoomiyaha  Xisbiga...

Daawo sawirada:-Ururka  DAMAL OO Casuumaad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Gudoomiyaha  Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku SUGAN Dalka  CANADA

13
0

Ururka  DAMAL OO Casuumaad Soo DH0wayn Ah U Sameeyay Gudoomiyaha  Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku SUGAN Dalka  CANADA +sawiraan

Gudoomiyaha xisbiga UCID ahna murashaxa xisbiga Eng faysal cali xuseen oo maalmahan ku sugnaa waqooyiga America gaar ahaan Dalka Canada ayaa ka qayb galay kulamo casuumad ah oo lagusoo dhawayanay gudoomiyaha kuwaasi oo si qurx baddan u qabsoomay

Uurka Damal oo ka dhisan dalka CANADA ayaa casuumaad heer sare ah kusoo dhaweeyay en faysal cali waraabe ujeedada kulanka ayaa ahaa mid isugu jira soo dhawayn iyo xog waraysi ku saabsan siyaasada somaliland iyo waliba xisbiga UCID Waxaana halkaasi gudoomiyaha xisbiga UCID ku wehelinayay gudoomiyaha ololaha heer qaran Eng Axmed Xirsi Ducaale

Casuumaadan loo sameeyay murashaxa xisbiga UCID EE 2017 ayaa kusoo gabo gabowda jawi wanaagsan iyo soo dhawayn diiran

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng faysal Cali Xuseen  ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona dhamaan bulsho waynta reer somaliland iyo ururada arrimah bulshada ka shaqeeya ee dalkasi CANADA

DAAWO SAWIRADII

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here