Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabey Garabka Dhalinyarada...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabey Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Iyo Guddoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran  Oo Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal 

18
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabey Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Iyo Guddoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran  Oo Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal

 

Hargeysa (UCID-Media Group):- Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe

waxa uu maanta oo ay tariikhdu tahay 06/07/2017 Xilal Cusub u magacaabay Masuuliyiinta Garabka dhalinyarada heer Qaran ee Xisbiga UCID ee Sama-doon iyo masuuliinyiinta Garabka dhalinyarada ee gobolada Maroodi-jeex iyo Awdal, ka dib markii uu latashaday hogaanka sare ee Xisbiga iyo Guddida Fullinta, isla markaana uu arkay baahida looqabo buuxinta jagooyinka

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqadaha Magacaabista

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here