Home Wararka GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID EE GOBOLKA TOGDHEER OO SHEEGAY INAY DHAWAAN XISBIGA KUSOO...

GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID EE GOBOLKA TOGDHEER OO SHEEGAY INAY DHAWAAN XISBIGA KUSOO BIIRI DOONAAN TAAGERYAAL TIRO BADANI + (MUUQAAL).

11
0

HARGEISA:(UCID-Media Group) guddoomiyaha xisbiga ucid ee gobolka togdheer mudane Sacad Cabdi Boos ayaa sheegay inuu xisbigu marti galin doono taagerayaal tiro badan oo xisbiga kusoo biiri doona waxaanu sheegay in xisbiga ucid yahay xisbiga sanadkan talada dalka wareegi doona.

Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dhawaan uu xisbiga kasoo hilaaci doono murashaxii madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga oo ah siyaasi miisaan leh oo kasoo jeeda gobolka sool.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here