Home Wararka Shirwaynihii Xisbiga UCID oo dib loo dhigay loona muddeeeyey 20 ka ilaa...

Shirwaynihii Xisbiga UCID oo dib loo dhigay loona muddeeeyey 20 ka ilaa 21 ka December.

16
0

Shirwaynihii Xisbiga UCID oo dib loo dhigay loona muddeeeyey 20 ka ilaa 21 ka December.

Hargeysa(UCID-Media Group)

Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Shir-waynaha Xisbiga UCID, Abshir Axmed Xasan oo ay weheliyaan qaar kamid ah xubnaha guddida, ayaa maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga UCID.

Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Shir-waynihii Xisbiga Dib loo dhigay.

Shir-wahnaha Xisbiga oo muddaysnaa in uu qabsoomo, 29-ka ilaa 30-ka Bishan November, ayaa dib loogu dhigay 20-ka Ilaa 21-ka Bisha December.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here