Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu casho-sharaf magaalada Hargaysa ugu sameeyay, Ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder ee magaaalada Hargaysa.

15
0

Hargaysa (Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu casho-sharaf magaalada Hargaysa ugu sameeyay, Ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder ee magaaalada Hargaysa.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu casho-sharaf magaalada Hargaysa ugu sameeyay, Ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder ee magaaalada Hargaysa.

Waxaana kasoo qeyb-galay, Maamulka, macalimiinta iyo ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder.

Ujeeddada casho-sharaftan ayaa ahayd, Bogaadin iyo dhiiri-galin.

Xubno ku hadlayay afka ardayda iyo maamulka Jaamacadda Beder, ayaa Gudoomiyaha uga mahad-naqay maamuuska uu u sameeyay ardaydii dadaashay ee kaalmaha hore gashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here