Home Wararka Saddexdda Xisb Qaran Iyo Komishanka Doorashada Oo Heshiis Kala Saxeexday :-

Saddexdda Xisb Qaran Iyo Komishanka Doorashada Oo Heshiis Kala Saxeexday :-

19
0

Saddexdda Xisb Qaran  Iyo Komishanka Doorashada Oo Heshiis Kala Saxeexday
2016-01-07 22.35.07
Hargeysa(UCID-Media Group) Guddida doorashooyinka qaranka, saddexda xisbi qaran iyo daneeyeyaasha kale ee arrimaha doorashada ayaa maanta shir ay Hargeysa ku yeesheen waxaa lagu saxeexay xeerka anshaxa ee diwaangalinta codbixiyeyaasha, kaasi oo kala haggi doona dhinacyada diwaangalinta ku shaqada leh. Xisbiyada, xukumadda iyo guddida doorashada ayaa lagu boorriyay inay si fiican u ilaaliyaan xeerka islamarkaana diwaangalinta oo fure u ah doorashada 2017 habsami u qabsoonkeeda la wada ilaaliyo. Masuuliyiinta dhinacyadaasi kala metelayay ayaa isku dardaaray dardar galinta diwaangalinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here