Home Wararka Eng Faysal Cali Waraabe Oo Cali Khaliif U Jawaabay, Kana Hadlay Wixii...

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Cali Khaliif U Jawaabay, Kana Hadlay Wixii Uu Sool iyo Sanaag Bari ku Soo Arkay

20
0

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Cali Khaliif U Jawaabay, Kana Hadlay Wixii Uu Sool iyo Sanaag Bari ku Soo Arkay
2016-01-07 22.25.28
Hargeysa(UCID-Media Group) Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in gobollada bariga ee Somaliland bulshada ku nooli ka midaysan tahay ammaanka Somaliland iyo horumarka ay gaadhay, islamarkaana bulshadu  wanaag iyo heshiis ku wada nool yihiin
Waxa uu sidoo kale sheegay inay jirto cabasho ay qabaan bulshada Sanaag bari iyo gobolka Sool, dhulkaasi oo laga dareemayo horumar la’aan, sidoo kalena bulshadu saluugsan tahay sida loo qaybsaday awoodda iyo khayraadka Somaliland oo dadkaasi aanay waxba ka helin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here