Home Wararka Saddexda Xisbi qaran Ee UCID, KULMIYE Iyo WADDANI Oo Heshiis Rasmi Ah...

Saddexda Xisbi qaran Ee UCID, KULMIYE Iyo WADDANI Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qabsoomidda Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiillada.

11
0

Saddexda Xisbi qaran Ee UCID, KULMIYE Iyo WADDANI Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qabsoomidda Doorashooyinka Isku sidkan ee Deegaanka Iyo Wakiillada.

Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka.

Heshiiska rasmiga ah ee laga gaadhay qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo gacantooda ku saxeexeen madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyayaasha xisbiyada UCID, Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali-waraabe iyo WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa u dhignaa sidatan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here