Home Wararka Haween Weynaha Heer Qaran ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Eedaymihii Baarlamaanka...

Haween Weynaha Heer Qaran ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Eedaymihii Baarlamaanka Ee Guddoomiye. Faysal Cali Xuseen iyo Kootadda Haweenka ee Doorashooyinka

11
0

Haween Weynaha Heer Qaran ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Eedaymihii Baarlamaanka Ee Guddoomiye. Faysal Cali Xuseen iyo Kootadda Haweenka ee Doorashooyinka

Hargeysa (UCID-Media Group)

Haween Weynaha Heer Qaran ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Eedaymihii Baarlamaanka Ee Guddoomiye. Faysal Cali Xuseen iyo Kootadda Haweenka ee Doorashooyinka

Garabka Haweenka Heer Qaran ee Xisbiga Mucaaridka UCID’ ayaa si adag uga hadlay dhawaaqii Guddida Baarlamaanka S/land ka tirsanaa ka soo yeedhay ee ay Ku dureen Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo ay ka difaaceen eedeyntaasi mid lagu la dulkufay oo aan loo meel dayn dhaliishaasi.

Haweenka Xisbiga Mucaaridka ee Xisbiga Ucid’ ayaa shirka Jaraa’id oo uu maanta Hargeysa Ku qabteen waxay ugu horayn dhaliilo xoogan u jeediyeen Shirgudoonka iyo Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland oo dhawaan eedaymo xoogan u jeediyey Hogaamiye Faysal Cali Waraabe’ waxaanay sido kale Haweenka heer qaran ee Xisbiga UCID Madaxweynaha Somaliland u direen Fariin Ku aadan sidii haweenka reer Somaliland ay u helilahaayeen Qoondada Saamiga Siyaasadda iyo golayaasha qaranka ee Somaliland oo ay Ku doodeen Inay Ku dulman yihiin Haweenku saamiga Siyaasadda ee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here