Home Wararka Murashaxa Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shaaca...

Murashaxa Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shaaca Ka Qaaday In Dib Loo Dhigay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Iyo Nuxurka Qoddobada Ay Abwaanadu Kala Hadleen Oo Uu Midh Midh Uga Hadlay

16
0

Hargeysa( UCID-MediaGroup )-Murashaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay nuxurka uu daaranaa kulankii ay maanta la yeesheen abwaanada magaca iyo maamuuska ku leh Somaliland iyo nuxurka qodobada laga wada hadlay.
Faysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale sheegay in ay isla qaateen inaan doorashadu wakhtigan dhicin oo ay dib u dhacdo isaga oo sheegay inay fariintaana gaadhsiin doonaan gudida komishanka doorashooyinka qaran iyo waliba golaha guurtida Somaliland15977798_1522184754462523_8330999517035820173_nIMG-20170115-WA0006Screenshot_20170115-145152IMG-20170115-WA0009

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here